Wiilka ugu yar Donald Trump oo laga soo baddalay dugsiga

Wiilka ugu yar qoyska Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump, Barron
oo 10 sano jir ah ayaa waxaa si deg deg ah looga soo badalay Iskuulkiisii hore uu u dhigan jiray kadib markii hanjabaad fara badan loo soo diray .
Hooyada dhashay Wiilkaan Melania Trump ayaa ku booqatay Iskuul cusub oo wiilkeeda Barron Trump la geeyay, kaas oo iminka loo sameeyay ilaalo khaas ah oo aad hubaysan kuwaas oo nolashiisa la socon doona ilaa iskuulka iyo inta u dhaxeysa halka qoyskiisa ay ku noolaan doonaan .
Dalka Mareykanka qeybo kamid ah waxaa ka socday banaan baxyo waa weyn oo looga soo horjeeday Madaxweynaha cusub ee Mareykanka, waxaana la weeraray xarumo ganacsi uu lahaa Madaxweyne Donald Trump.

Recent Posts

Updated: November 28, 2016 — 6:45 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme