Weerarkii ugu darnaa ee xalay France ku habsaday

Xalay aad ayaa loo weerayay magaalada Paris ee dalka France, weerarkaas oo lagu dilay gaaraya boqol iyo dhowr qof waxaan lagu dhaawacay dad labo boqol gaaraya, magaalada dalkaas oo la sheegay inuu ku soo degay jahawareer ilaa iyo hadda ma cadda qaabka uu u dhacay weerarkaas xoogga badan, kooxda lagu magacaabo daacish ayaa sheegatay inay iyaga ka dambeeyeen weeraradaas ee loo gaystay faransa, dadka siyaasiyiinta oo sheegaya in ay keeni karaan arrimaha xalay ka dhacay dalka france faragalin shisheeye siiba dalalka ay joogaan kooxaha daacish, kooxda alshabaab oo lagu tiriyo inay ka mid tahay daaich ayaa soo galaya dadka lala beegsan doono aarsiga soo socda, sida la og yahay ilaa iyo hadda ma cadda dadka ay ku tiirsan yihiin daacish iyo waxa la midka ah

Recent Posts

Updated: November 14, 2015 — 3:04 PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme