Google oo apdeedka chrome ka joojin rabto Windows xp iyo Vista

Shirkada Google oo sheegtay shalay inay go’aan ka gaartay inay ka joojiso xoojinta Google charome Windows Xp iyo Windows Vista marka la gaaro bisha April 2016, shirkada waxay dhaafaysaa apdatyada, google waxay sheegtay sidoo kale waxay ka joojinaysaa dadka adeegsado systamka Mac kuwaaso wata nambarada soosaaridda OS 10.6  iyo OS 10.7 iyo OS 10.8., google oo taas xirtay reebidda shirkadaha soo saaray seystamyadaas oo ka joojiyay dacmiga

Recent Posts

Updated: November 12, 2015 — 6:18 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme