Waan jeclaaday isagana ima oga inaan jeclahay

Wiil baan jecladay mana u sheegin isagana wuxuu igula dhaqmaa si gabar walaashiisa oo kale maxaan sameeyaa, waxaan rabaa inaan guursadi sideen ugu bandhigaa, jiacaylka dhibta ah malaga yaabaa inaan ka helo haddii aan is guursano ila taliya walaalo

Recent Posts

Updated: April 3, 2016 — 7:38 AM

3 Comments

Add a Comment
  1. Haddii aad guursato nin aan ku rabin dhib ayaad kala kulmi doontaa nolosha aad isaga la noolaanayso, marka qof aan kuu soo bandhigin guur ama jacayl waa laga fiican yahay inaad kala hormarto, inta badan ninka markuu naagta ka heli ma qarin karo jacaylka uu u qabo.
    waxaan ku dhihi lahaa waxba haku dhihin waxaa laga yabaa marka uu kuu diido inaad sii waalato. adoon farahaaga wax ka bixin iskagaga sabar

  2. La bada ruux kolba mid ayaa wax jeclaada markaa haduu adiga kugu soo horeeyay maaha asana in uu si dhakhso leh qofku markaaba ku idhaa wann ku jewecelahay waayo waxa laga yaabaa isaga oo ku jecel daruufo jira awgood in uu kuu diidanyahay adiga aysa ka ahayn naceyb uu kuu qabo anu waxaan ku odhan lahaa hadii aad dhab wax u jeceshahey nafyahay usamir wixii u ku farxayana sii waxa laga yaabaa markaas in ay isbadasho xaaladu qadar & calafna waa halkiisee
    By sahal talo

  3. runtii jeceylka sidan ah wa mid badana dhibato u keni kara qofka wax jecel
    dhibatadaas oo kamid ah
    sida
    murugo
    iyo cabsi ad ka qabto in ad iskuvcalaf
    noqon waydaan iwm
    sa tarted waxan kugu la talinaya isky day in ad so jidan karto
    waxan dhihi karna waxa kaliya e qofka lagu so jidan karo qofka wa naxaris
    iyo in ad isfahantaan
    markastana wa in ad ku dadasha samirka oo ad alle swt ku xirnataa kuan ducaysata in u idin ka dhigo kuwi is jecel jadibna biri fican dhala
    by najiib mustafe carab

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme