Sedex gabar baan shukaansadaa ilataliya

Waxaan any nin dhalinyaraa oo jecal haasaawaha waxaan jeclahy inaan gabar kasta lahaasaaweeyo lajilo jacyal lkn ani igama ahn jacylkaasi mid dhaba waxaa dhcdey inaa lapo ilaa sedx gapdhood lasheekaysto aayguna dreen dhapa iihayaan Ana Aan klajeclynpa marka talaaa larpaaaa

Recent Posts

Updated: July 14, 2016 — 7:59 AM

2 Comments

Add a Comment
  1. maxaad u shukaansanaysaa haddii aadan daacad ahayn oodan guur ka rabin ma waxaad moodaa gabdhaha islaameed inay yihiin naago xunxun, war ninyahow daacad noqo ha shukaansanin naag aadan guur ka rabin.

  2. Maxaa kuu geeyay sedex oo dhan way kugu badan yihiin. Waxaan ku dhihi haa midda aa. Ugu jeceshy kal bax

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme