Talo jacayl baa i haysata maxaan sameeyaa asxaabeey

asc walaal maxamed la idhaaha norway daganahay sanadka sax ah jiro waa 21 sano gabar ayaa jirto oo aan ka helay lkn jacayl ma aha mana aqaan jeclahay marwalba waxaan jeclahay inaan la sheekeestto lkn nasib uma helo inaan la fi\ariisto oo aan usheekeeyo mida kale gabadha 27 ayee jirta isku fasal ayanaa nahnay waan ka helay sidey dadka ula hadasho ana waa ila hadasa s sharaf leh mana aqaan waxaan sameeyo marwalba ayada ka fakiraa wax aan sameeyo ma aqaan ee maxaan sameeya asxaabey talo

mahadsanid axaabta

Recent Posts

Updated: September 11, 2016 — 9:52 AM

2 Comments

Add a Comment
  1. haddii aad ka heshay la hadal oo u bandhig inaad xalaal ka rabto haka cabsanin

  2. Aniga waxa igatalo ah waxad qarsato waykuqarasadan. Hada ka hor ayay aniga igudhacday lkn nin rag iskadhig dumarka in ladaneeyo aad bay ujacelyahin.

    mahadsanid.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme