sidee kugu kasban karaa kalsooni qofkaan jeclahay

sida aan ugu kasban lahaa qof aan jaclahy maxay noqoqn kartaa walalaayal ila taliya aad baad ugu mahadsan tihiin talooyinka aad u soo gudbisaan bulshada soomaaliya ku dhaqan dalka iyo dibaddaba

Recent Posts

Updated: September 26, 2016 — 7:32 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. qofka aad jeceshay waa inaad saxdaa wadada jacaylka taas oo ah guur laakin jacayl been been wuxuu kugu ridaa god mool ah, qofka waxaa lagu kasbadaa wanaag iyo samaan akhlaaq fiican hadal qiime badan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme