Qof ayaan rabaa inaan guursado laakin waa xanaaq badan yahay

Waxan isbaranay wiil aan isla joogno yurub aad baan u sheekaysanay waxaan rabaa inaan ia mehersano, waa nin deeqsi ah oo qurux badan lakin dhibka jira baa wuxuu yahay waa qof xanaaq badan oo wax yar yar ayuu ka xanaaqayaa, laakin waa qof qalbi fiican oo niyad wanagsan, waxan ka baqayaa marka aannu isla aqalgalno inaan iskeeni weyno walalyaalow ila taliya maxaan sameeyaa

Recent Posts

Updated: November 14, 2015 — 2:47 PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme