Gabar ayaan jeclahay waanna ka xishoodaa

Gabar ayaan jeclahay waanna ka xishoodaa, Asc waan idin salaamay dhamaantiin magaceeygu waa hassan nuur waxaan ahay wiil soomaliyeed waxaa jiraa 19 sano gabar ayaa jeclahay waan ka xishootaa gabarta saaxiibo fiican waan nahay marka maxaa sameeyaa ila taliya

Recent Posts

Updated: June 30, 2016 — 8:33 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. ugu horayn waan idin slmy dhaman asxbta iyo masuliyinta websiteka
    salaan kadib waxan kugula talin lahaa hadaad dhab u jeceshahay gabadha dag dag ugu sheego

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme