Toonta sideen u isticmaalaa ii sheega biyo maa lagu qasaa

waxaan rabaa inaan idin weydin arinta taas oo ah geedka toonta waxaan maqlay inay tahay toonta wax u roon cuduro badan marka waxaa rabaa sida loo adeegsado

 

sideen u isticmaalaa Toonta biyo maku qasankaraa? Mahadsanidiin

Recent Posts

Updated: September 24, 2016 — 8:06 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme