Sideen ku noqon karaa qof ahlu salaad ah ila taliya

sidee Ku noqon karaa qof ehlu salaad ah? walaalayaal waxaan dinka rabaa talo sida dhaqsiyaha badan iigu soo jawaaba waxaan doonayaa inaan noqdo qof ahlu salaad ah.

Recent Posts

Updated: November 27, 2016 — 7:01 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. Walaal waxaad ku noqon kartaa qof ahlu salaad ah

    marka koowaad la saaxib qof alu salaad ah ka har dadka aan sujuudin midda labaad mar kasta wayso qab weysada ilaali, marka seddexaad xumaanta ka fogow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme