Naagtayda shuunka inaan u xiiro ma ii banaan tahay

Xaaskayga waxaa laga yaabaa inay isku sarto bahasha lagu xiirto timaha hoose, ma ii baan tahay inaan u xiiro shuunka waxaan maqalay naagtada farjigeeda haddii aad mala yacni u fiiriso indhoole ayaad noqonaysaa tas iga jahilbiya walaalayal

Recent Posts

Updated: January 12, 2016 — 5:09 PM

3 Comments

Add a Comment
  1. Waa kuu banaan tahay xaaskaaga inaad shuunka ka xiirto, xadiiska dhahayo qofka markuu xaskiisa u tagayo yuuna fiirinin farjigeeda taas waxay u keenaysaa caweer, xadiiskaan waa daciif mad’habka shaafici ayaa u arko karaaho inay tahay qofka inuu xaaskiisa fajigeeda xaajo la’aan u fiirfiiriyo, laakin xaaskaaga waad fiirin kartaa meel kasta jirkeeda ka mid ah xalaal bay kuu tahay

  2. Asc naag nin qudbo-siraysatay iyadoon la furin nin labaad ma guursan kartaa?

    Fadlan talo i siiya.

    1. Naag haddii la qabo si kasta ha ahaatee nin kale ma guursan karto markuu furo oo ay ciddada dhamaysato mooyee

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme