Shiirka dumarka urka badan sidee loo reebaa

Walaalayaal waxaan isku arkay shiir aad daran marka aan soo qaangaadhay ilaa iyo hadda hadda ayuu igu soo kordhay, si kasta hadda u marsado wax carfayo igama go’o ma ogi maxaa lagu daaweyn karaa ma cudur baa mise wax caadi ah

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme