Ninkayga timaha hoose ayaan u xiiraa isagana wuu ii xiiraa ma dhib baa

SCW Su’aal baan qabaa aniga iyo ninkayga waxaan samaynaa wax waligayga meel aanan ka akhrinin kaas oo ah nadaafadda timaha hoose waxaan isu xiirnaa timaha hoose bisqinta lagu magacaabo taas ma wax dhib ayay noo keeni kartaa waxaan maqlay ninkaaga geedkiisa haddii galmo la samaynaynin ma eegi kartid indho ala’aan baa laga qaadaa iga jaahil bixiya hadalkaas aad baad u mahadsan tihiin walalayal

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme