Fikirka badan oo joogtada ah maxaakeeno

Waxan isku arkay waayahan dambe fikir aan xad dhaaf lahayn, mar kasta waxaa ku fikiraa waxyaalo aanan heli karin, waxaan ahay nin 20ka dhaafay, oo guur fiican raadinaya, markii hore firka nocan ah iskuma arki jirin laakin hadda ayuu soo batay marka aan soo weynaaday, taas maxaa loo celin karaa sabata ma ii shiigi kartaa idinkoo ku mahadsan

Recent Posts

Updated: November 14, 2015 — 2:47 PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme