Biyaha badan sideen uga maarmaa

walaalayaal waxaan rabaa inaan talo idinka codsado iiga soo jawaaba qaab nuucee ah aan uga maarmi karaa biyaha badan inaan cabo

Recent Posts

Updated: March 31, 2016 — 1:27 PM

2 Comments

Add a Comment
  1. biyaha badan in cabbo caafimaad badan ayaa ku jira, maxaad uga maarmaysaa, biyaha inaad cabto ayaa fiican siiba marka uu jawiga kulul yahaya ama adiga meel dheer aad u socoto

    1. waxaa looga maarmaa adoo nasashada yareeya oo ama galmada badiya iyo jimicsiga badiya oo GMka gala wll mahad sanid

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme