Wuxuu iga dalba inaan u nuugo bahalkiisa aniga ma rabo

ninkayga wuxuu raba inaan u jaqo geedka anigana kama helo, wuxuu i leeyahay aad uma kacsan karo ahddii aadan iga jaqin marka aan ka jaqayo waxaan dareemaa yaqyaqsi xun waayo uma baranin sida loo jaqo bahalka waxaan rabaa inaan u diiso ma u diidi karaa sidoo kale caafimaadka dhib ma u keenaa geedka ninka marka la nuugo

Recent Posts

Updated: March 24, 2016 — 9:26 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme