Webka marka aan akhrinayo oo raaxada ka hadlo sidan baan noqdaa

Waxaan ahay wiil aad ugu xiran webka xidig.com waxaan ka akhristaa sheekooyinka ama waxyaalaha ka hadlaya raaxada guurka iyo galmada, webka xidig.com marka aan akhrinayo waxaan dareemaa raaxo daran waxaa iga imaanaya biyo cad oo khafiif ah walaalo ma dhib bay ii keenayaan biyahaas, jawaab i siiya

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme