Siigo ayaa i wareerisay saxbyaal

Waxan ahay nin kacsi badan aad ban u siigaystaa maalintii 3 jeer ayaa laga yaabaa inaan siigaysto, waxan ka dareemayaan guska axanun badan malaga yaaba marka an guursado inay keento siigada, waxan jira 19 sano sigada waxan bilaabay anoo jiro 11 sano

Recent Posts

Updated: November 12, 2015 — 4:58 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. Sxb waxaan ku dhihi lahaa siigada marka ay kugu badadto waxay kuu soo jiidi kartaa cuduro aad badan oo la xiriira galmada oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka la soo gudboonaada biyabbaxa degdega

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme