Gabar 19 jir ayaan ahay siigada sideen u joojiyaa

Aniga gabar ayaan ahay oo da’deedu tahay 19 sano waxaan ku siigaystaa barkinta taasna waxaa sabab u ah mar hore ayaan la kulmay qof i faduulaiyay oo jirka iga taabtay uma ogolaanin inuu i fara xumeeyo, bikro ayaan ahay, marka aan taabto meesha kintirka raaxo waan dareemaa laakin waqti ayay u baahan tahay, marka aan taabto farjiga macaan daran ayaan dareemaa inaan wax galiyo ayaan rabaa, marka barkinta aan ku siigaysanayo waxaan ugu raaxaysanayaa sida nin run oo kale, dhib miyaa iiga imaan karo ila taliya walaalayaan, mar kasta waxaan rabaa inaan iska joojiyo siigada laakin ma joojin karo

Recent Posts

Updated: November 25, 2015 — 5:24 AM

5 Comments

Add a Comment
  1. Xal Waxaa kuu ah inaad ka fogaato siigada wayo dhib bay leedahay

  2. Salaada iyo wayso qabka ku dadaal

  3. wle madama aad tahy gabar yar waxn Kula taliha marka koowad salada badso tan labad hada awoodo guurso wle

  4. Ma is guursanaa wll alle dartiis

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme