Sideen u kordhin karaa miisaanka jirkayga talo yaan rabaa

Waan idin salaamay, wll waxanahay wiil da,diisu tahay 18 jir sido kale misankayguna waa 52kg sido kale wan dhubanahay waxanan rabaa inaan
1- inaan kordhiyo miisankayga
2- inuu jidhkaygu buuxsamo ama dhamaystirmo
√ maxad talo isiin lahayden marka walaalayashayda plz

Recent Posts

Updated: December 10, 2016 — 1:31 PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme