Naagta iyadoo wali yar dhalmada maka joogsan kartaa

Waxaan guursadey dayar oo laakiin garoop ah halilmaana dhashay ani hortey wax uurna iskumaana yeelanin mudo sideed sano kudhaw.kadib xaas kale ayaan guursadey waxayna ii dhashay.marka maxaa sababi kara in dumarku dhashu kaistaagto igaa wali yar.

Recent Posts

Updated: September 24, 2016 — 8:32 AM

2 Comments

Add a Comment
  1. waa laga yaabaa qof aan gaarin da’da ilmajoojiska inay dhalmada ka istaagto cuduro awgood wax kasta Alle ayuu u noqonayaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme