Dhuuso badan baan isku arkay naag guursatay baan ahay

Waad salaaman tihiin marka hore waxaan rabaa inaan ku sheego halkan arin aan ka xishoonaya taas oo ah dhuusada badan waxaan rabaa inaad iga jaahil bixisaan dhuuso badan maxaa keenaya, gabar la guursaday baan ahay oo ilmo dhashay marka dhuusada aad bay igu badan tahay ninkayga waan kala xishoodaa, habeenkii marka aan hurdayo xitaa way iga timaadaa, cuntadayduna waa caadi waa dhib iama haysto, webka bulshada xidig.com ayaan u qoray dhibkan i haysta waxay iiga jawaaben in cuntada ay u noqopnayso marka mala dhihi karaa arin cudur waaye, webka maamul.com waxaan ka helay google waxaan u malaynayaa in loogu talagalay bulshada in lagu haliyo arimaha qoysk, maamul.com wax badan ayaan ka akhriyay waan ka faa”idaystay marka jawaab fiican iga siiya arintan

Recent Posts

1 Comment

Add a Comment
  1. dhuusada badan waxay u noqon kartaa cuntada siiba digirta iyo waxyaalaha la midka ah digirta waxay keenaysaa taas in qofka aad u dhuuso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme