Dhibaatooyinka galmada badan iyo dawadeed

waxaan dareemay dhago culuslaan dadaynuna waa 40 2 xaasle ma keeni kartaa galmada badani waxaan rabaa inaad talo iga soo siisaan arintaas walaalayaal

Recent Posts

Updated: November 16, 2016 — 3:59 PM

9 Comments

Add a Comment
  1. Galmada badan dhib miyeey leedahey hawenki halmar jilbo xanuunka maxa udawo ah

  2. Galmada badan dhib miyeey leedahey hawenki halmar jilbo xanuunka maxa udawo ah habeenkasta halmar ayn galaa dhibato ma ii keeneysaa

    1. maya habeen kasta hal mar dhib ma laha

  3. Walal intan guursadey jilbo xanun bsa dareema maxa udawo ah guska maxa lagu buuriyaa lagu dheereeyaa

    1. saliid macsarada habeen kasta ku daliiga intaadan galmada samaynin wax bay u tari kartaa

  4. Xaas kega uur bey ledahey waxeyna ku dhowdahey 4bilood malmo aya uga harsan markan ugalmoodo caloosheda meel kuso kuusmo wuu adkaada xanuun wey shegtaa markan galmada dhib mey ukene mida kale xaaska markey ayada iga hor biyo baxdo geedkega wu yara shuuqaa maxey tahey waxaas

    1. galmada dhib ma keenayso haddii ay tahay mid aayar ah ha ku kor seexan qaabab dhib aan keenayanin ugu galmoo

  5. Asc walalayal waxa idinwedina ninka cajaradiisa waaween yihin guskisana mayaraadan ani xaas ban leeyahey uurna wey iileedahey waligey ma arag ayado gus yari iga sheegeyso lkn ani bahalkegu wuu ila yaryahey dhirir ahan iyo balac ahan siden ku kordhin karaa malaga yaaba hadi an is caateyo inu weynado

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme