Dhacaan baa i wareeriyay ila taliya

Naagta dhacaanka soo baxo oo cucun wata maxaa lagu tirin karaa, dhacaankayga aad buu u badan yahay, igama haro, xitaa marka aan musqusha galo oo aan soo dhaqo waa soo baxayaa, sidoo kale cun cun badanna waan ku arkay faruuraha xubinta taranka maxaan sameeya ila taliya aad baad u mahadsan tihiin

Recent Posts

Updated: November 20, 2015 — 8:19 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme