Dhabar xanuun daran ayaa i haysta sideen u daaweeyaa

Asc war dhaman dr wn i din salamay su asheyda waxa ey tahay si koban waxan la noolahay xanuunka dhabarka aad ayan u orda malin walba 5sacadood wana shaqadeyda subaxdi marka orodka an bilaabayo wan darema xanuunka iyo marka dhigeyga fadhiyo ad ayan u darema maxan sameya

Recent Posts

Updated: November 16, 2016 — 4:01 PM

1 Comment

Add a Comment
  1. Dhabar xanuunka allah haka qaado adiga iyo muslinta ku dhiban dhamaantood.
    waxaad samaysaa
    1)surwaal waasac kugu ah xiro sidoo kale shadhka lkn surwaalka ayaa ugunmuhimsan. Dharka kugudhagan marka ad gashatid jidhkaga sidi logu talagalay uma shaqaynayo joints ki iyo muscles ka jirkada sidi logu tala galay uma shaqaynayaan markaas waxaa laga yaabaa inaad laf dhabrta isticmaashid oo aad culays saartid. Taas aayana keninayso xanuun daran.
    2)siigada waxay kamid tahay waxyabaha dhabarka halista u ah inkasto kahataro kale oo badanna leedahay. Ka fogow hadii ad ku dhibbantahayne soon.
    3)sports ka caloosho lagu dhiso samee.
    4)istiqfaarta badi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme