Gabar ayaa ii sheegtay inay biyo tuurto

wxan donaya inan ogado gbr sxib ty ah ayaa wxy itiri waxan isku arkay wax ibi u eg oo cad misana ar carfayn aana uryn oo mesha kadida markasta iga socda waligeedna ma aysan gursan waa 17sano jir mrka wxn donayaa inan ogado wxs wxy yhiin mhdsnid

Recent Posts

2 Comments

Add a Comment
  1. haddii waxa ka soo baxo ay la socdaan raaxo ama kacsi waxaa la dhihi karaa gabadhan waa naagaha biyaha soo tuuro xiliga galmada, way jiraan naago noocaas ah.

    1. Waaa sax oo way jiraan naagu soo tuura biyo xiliga ay shaqadu socoto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme