Biyaha adag oo cad cambarka ka soo baxa maxaa waye

Gabar la guursaday ayaan ahay waxaan isku arkaa wax cad sida haakada oo kale u jiidmo oo cambarka ka soo baxo, wax xanuun iguma hayo, laakin wuxuu leeyahay ur gaar ah u eg sida kalluun la shiilay oo kale, aniga guud ahaan waxaan ahay qof buuran oo dareen badan marka ma la dhihi karaa dareenka badan ayaa keenay waxaas mase waxaa la dhihi karaa waa cudur aad baad u mahadsan tihiin iiga soo jawaaba walalayaal thakns lot

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme