Biya kaadida oo kale ayaa iga soo burqada ma cudur baa

Waxaan jiraa 26 sano waxaan ahay naag la qabo marka aan galmo samaynayo oo ninkayga i galiyo geedkiisa waxaan rabaa inaan wax aad u soo riixo marka waxaa iga soo burqada biyo aad u badan kaadida oo kale ah biyaas hal jeer ma aha mar kasta oo isaga si xoog bahalka igu garaaco ayaan dareemaa waxaa laga yaabaa inay iga soo baxaan inta raaxada galmada socoto sariirta oo dhan waxaan buuxiyaa biyo gogosha qoyaan ayay noqonaysaa biyaas ma kaadi baa maxay yihiin naago aniga oo kale ma jiraan talo soory hadlka cad

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme