Bidaarta maxaa lagu joojin karaa walaalayaal ila taliya hadaba

Bidaarta maxaa lagu reebi karaa marka ay timaha inta hore madaxa ka gurmayaan, taas ayaan isku arkay waxaan rabaa talada maamul.com ila taliya

 

timaha aya I go aya xaga horena wayka yara durken
maxa talo ah markaa wll
dhibta waxa kenay (jilciso) ayan isticmalay

Recent Posts

Updated: October 24, 2016 — 9:06 AM

4 Comments

Add a Comment
  1. Ha wey fcnthy in runtii laga wada tashado caafimaadma oo ah qaybta ugu muhiimsan

  2. Caafimaadku runtii waa shay qaaliya ee soo dhiibta codsigiina

  3. bidaarta weykaa bexeysaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme