Talo ayaan rabaa siigada ma reebi karo

Webka qiimaha badan aad baad ugu mahadsan tihiin aniga dhaliyar ayaan ahay aad baan u siigaystaa waxaa laga yabaa labo jeer inaan siigaysto maalin tihiin dhib badan miyay leedahay siigada, markan musqusha galo iskama reebi karo siigada sideen u joojiyaa talo i siiya thanks

Recent Posts

Updated: April 2, 2016 — 9:25 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. Siigada ama seegada qofba siduu u yaqaano qofka marka ay ku badato waxay u keenaysaa dhibaatooyin la xiriira dareenka iyo kacsiga iyo biyabbaxa degdegga, qofka marka uu u barto siigada kala halayo inuu galmo caadi ku raaxaysto, wax kasta marka ay xadkooda ka baxaan lidkooda ayay isu rogaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme