Siigada waan joojin kari la’ahay ila taliya

QAsc talobixiya yaasha bulshada waxaan ahay wiil 23 jir ah waxaan siigaysanayay mudo dhan 7 sano 2009 ayaan bartay cudurka siigada aniga oo 16 jir ah ilaa hada umaan helin xal dhibaatooyin aanan lahaan jirin oo aad ubadan ayaan kala kulmay siigada waxaan sitoos ah udareemay dhibaa tooyinkaan kala kulmay siigada 2013 kii dhibatooyin kaas oo aad ubadan waxaa kamid ah niyad jab iyo rajo beel qoomamo shaki ilowsho badan iyo kuwo kale oo badan sidaa ay tahayna waan latacaalayaa ilaa hada waxaanan caadaystay oo aan joogteeyaa waxyaabaha nafaqada le sida ukunta furuutka jikinka moosta tufaaxa iyo saalatka bariiska cad iyo caanaaha waxaan kunoolahay qaarada yurub wixii kasoo wareegay 2014 kii waxaa jira hadaf aan kaleehay nolosha hawshiisiina aan wado marka aan siigaysto rajobeel niyadjab ayaa ku imaada shaqadaa aan wato
wakhtiga ugu badan ee aan joojiyo waa 1 bil ama 15 maalin kadib waan kulaabtaa
Hada waxaan goaaan saday inaan iska dilo dhamaan xididada dareenka kacsiga anigoo lakaashanaya dhakhaatiir bilaa hami inaan iska dhigo ayaan rabaa maxaa yeelay in aan is daldalo ayaan kudhawaaday goaamo badan ooaan kagaadhay Siigada oo aan fulin waayay awgood fadlan wax talo ah mahad sanidin
Warqadan udambaysa fasaxa

Recent Posts

Updated: June 27, 2016 — 9:58 AM

3 Comments

Add a Comment
  1. Wll hadii aad joojin kariwayday waxaad samaysaa salaada badi quraanka badi si dagdag ahna u guurso walow garoob ha ahaatee ilaaahayna bari bahashaasi waa balaayo imtixaana

  2. Asc sxb wxn ku sheegaa inaad ka baaqsato arinta ad dhakhtrka u aadysid ma’ahan mid mustaqbalkaaga dambe uwanaagsn samee ugu yaraan inaad kla fogayso xilyda aad siigda ka baaqsn karin isbuuc udhaxysii ama labdii isbuuc hal ama bishii hal mar samee ugu yaraan inaad soonto maalin dhaaf ama sadaxdii malin hal mar soom ama hadii ad awodo guurso lkn inaad dhakhtkaas dan moodo way ka qatar bdn tahy waxa aad ka cabanaysid mhdsnid

  3. walalow ani talo han kusiyo sidada okale ahan ahan jiray Allah aya iga joojiyay igana koriyay alhamadulillah
    Waxanan joogtayn jiray Siigada waxay igu reebtay lafayari ila hada raadkedi usi muqda Waxayabaha kaga foogaday waxa kamid ah
    1-Alle ayan utobadkeenay
    2-waqti firaaqa ah o kaligay ah ayan a iska ilalashay
    3-waxyabo xunxun o dareenkayga kicinaya ayan ka foogayday
    4-isticmaalka website yada galmada ka sheekeyo uu kan u horeeyo ayan ka foogaday
    hada alhamadulillah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme