Siigada baan badsaday hadda naagba ma damco

Siigada waxaan bilaabay marka aan soo qaangaadhay waxaan samayn jiray wax badan dhowr jeer ayaan ku biyabixi jiray sigada lakin hadda waxan isku arkay inan naag damcin waxan raba keliya sigo, teeda kale guskayga sidi hore uma adka jilec ayuu noqday biyaha waxay iga baxan asoo taagneen dhib weyn ayaa i haysta maxaan sameeyaa sidee ban ku soo celin araa awooda galmada ? maxaad igula talin lahydeen i caawiya

Recent Posts

Updated: April 4, 2016 — 7:17 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme