Taddoba sano ayaan siigo ku jiraa

Asbulshada waxaan ahay wiil 23 jir ah waxaan siigaysanayay mudo dhan 7 sano 2009 ayaan bartay cudurka siigada aniga oo 16 jir ah ilaa hada umaan helin xal dhibaatooyin aanan lahaan jirin oo aad ubadan ayaan kala kulmay siigada waxaan sitoos ah udareemay dhibaa tooyinkaan kala kulmay siigada 2013 kii dhibatooyin kaas oo aad ubadan waxaa kamid ah niyad jab iyo rajo beel qoomamo shaki iyo kuwo kale oo badan sidaa ay tahayna waan latacaalayaa ilaa hada waxaanan caadaystay oo aan joogteeyaa waxyaabaha nafaqada le sida ukunta furuutka jikinka moosta tufaaxa iyo saalatka bariiska cad iyo caanaaha digirta gymkana waan aadaa aniga oo naftayda sidaa ugu dadaala hadana hadana siigada ayaan caadaystay markaa waxaan goaan saday in aan xididada dareenka kacsiga in aan iska dilo aniga oo lakaa shanaya dhakhatiir waxaan kunoolahay qaarada yurub wixii kasoo wareegay 2014 waxaa jira hadaf aan kaleehay nolosha hawshiisiina aan wado marka aan siigaysto rajobeel niyadjab ayaa ku imaada shaqadaa aan wato fadlan talo mahad sanidin

Recent Posts

Updated: June 27, 2016 — 9:00 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. bahashan sigada la dhaho waan la aan naag ku qabo way ka xalismaysaaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme