Anoo sideed jir ah ayaan buraash farjiga iska galiyay dhibkan baa i haysta

Walaalayaal waad salaan tihiin waxaan idinkaga mahad naqayaa dadaalkiina webkan waxaan rajaynayaa inaad iala talisaan aniga waxaan ahay gabar da’daydu waa 32 dhib baa ia haysta kaas oo ah anoo jira 8 sano ayaan buraashka ilkaha lagu cadysto iska galiyay farjiga dhiig ayaa iyaga yimid sidii markaas waxaa kala qaadmay labad faruurood si daran oo muuqata qalin qurxin malagu samayn karaa ?” haddii galmo ay dhacdo labada faruur miyay kala dhaqaqaan aniga ma siigo waligay ma samynin halkaas mar ayan wax galiyay.

Recent Posts

Updated: September 29, 2016 — 10:40 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme