Saabuunta dhib miyay ii keeni kartaa xiliga siigada aan ku sameeyo

Saabuunta ayaan ku siigaystaa aad buu ii balbalaa geedka waxaan ku arkay xitaa inuu guduuto mararka qaarkood marka aan 3 jeer isku xigta aan siigaysto, ibta ayaa saabuun iiga aruurta siigadana iskama joojin karo sideen sameeyaa ila taliya.

waxaan maqlay saabuunta inay raga dhib u keenayso mustaqbalka marka uu guursadio taas maxaa ka jira

Recent Posts

Updated: September 24, 2016 — 8:26 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme