Xaaskayga galmada aad bay u neceb tahay talo i siiya

Xaaskayga wax kacsi ma dareento aadna way neceb tahay raaxada galmada qaabka aan rabo kama helo aniga waxaan jecelahay dogsteyl iyada aad bay neceb tahay, waxay i dhahaysaa sida ma rabi , jiifka ayaya ka heshaa anigana jiifka mar kasta inaan sameeyo ma rabo, sidoo kale marka aan u tagayo tuugmo ayaa layga rabaa inaan ku raadsado lagama yaabo inaan caadi uga helo raaxada, gudniinka miyaa sabab u ah kacsi la’aanta???

Recent Posts

1 Comment

Add a Comment
  1. Intaadan xaaskaaga ku degdegin waxaa lagaaga baahan tahay inaad iyada fahanto waxa ay u baahan tahay waxaa laga yaabaa inaydan is fahansanayn, jacayl la jil marka hore

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme