Nin baa ii tagay waxaan ka baqayaa inaan uur qaado

Waxaan ahay gabar yar waxaan la sexday will waxan ka baqaa in aan ur yeshay sidee uga hortagi karaa mana rabo walidkey in eey ogadaan talo ma heli karaa dag daga

Recent Posts

4 Comments

Add a Comment
  1. Walaal sinada aad bay u dhib badan tahay dambi wey ayaa laga kasbadaa akkhiro adduunna waxay leedahay fadeexo weyn, haddii aad uur qaaday waxaa kuu fiican inaad ninka ku yeelay aad u sheegto inaad dili lahayd ilmo uurka ku jira ninkaas hadduu uu sheegto isaga ha ku asturo ha ku guursado

  2. Safia anaa talo kuu haya meela kaala soo xariiro soo sheeg

  3. Waxaan Ku Odhan Lahaa Ilaahay Ka Bax Una Toobad Keen hadiii Aad Xumaan Ku Dhacdayna o aad Uuur Qaaday Usheeg Reerkiina Ogaysiina Arinka Dadka Ninka Dhalay

  4. Walal allah u tobad keen, Mardanbana waxaas ha u noqon, tankale intaadan cidna usheegin is baar oo hubso in aad uur leedahay iyo inkale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme