Meeshas maxaa la odhan karaa plz iso sheega

Asc walalayaal waxan ahay gabadh la qabo plz iga soo jawaaba markan aniga iyo ninkaygu isu galmonayno waxa ixanuunta sidii nabar oo kale hadana ad macaan moodid waxa an umaleeyay makaanka afkiisi meshaasi maxay noqon kartaa

Recent Posts

Updated: February 11, 2018 — 9:32 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme