Kacsi la aanta ama biyo dag dega maxaa keena

Waxaan ahay wiil dadeyda waa 32 jir waxan isku arkay arin cusub waxan rabaa in leygala taliya inta karaankina ah arintaas oo ah waxaan lee yahay xaas iyo 5 caruura waxaan isku arkay markan xaaska utaga biyo bax deg deg ah inta badan waxa kale oo isii dheer oon mardhow igaso kordhay xaskeyga oo aan rabo ama ila jiifta inaan kacsan waayo waana la raaxeysanaya oo niyada waanka rabaa ? Insha allahu waxan rajeyna inaad iga caqli celisan waadna Mahad santahin dhamaan maamulka

Recent Posts

2 Comments

Add a Comment
  1. Marka hore waad ku mahadsan tahay booqashada webka Maamuulka talooyinka bulshada marka labaad arintaada waxay u noqonaysaa arin nafsi ah, taas ha noqoto mid xaaska u noqonayso ama mid wax kale u noqonyaso sidoo kale waxaa laga yaabaa hadalo aad maqashay inay ku saameeyeen oo galmada lug ku leh, marka waxaa lagaa rabaa kalsooni inaad la timaado oo aad isku daydo inaad qaababka aad badasho xitaa meesha aad xaaska ugu galmoonaysid waa inaad badashaa, sidoo kale waxaad iska baartaa cdurka sokorta ama cadaadiska dhiiga.

  2. Wanigu waza aan ahay wiil aan wali xaas lahayn marka waax aan isku arkay hadii aa ntaataabto qod dumara biyaha ayaa markiiba iga yimaada markaa wax talo ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme