Intee daqiiqo laga rabaa galmada inay socon karto

Asc waa idin slmy dhamaantin howshiinana waan idinku amaanayaa aad iyo aad
Waxaan rabay inaad wax iiga sheegtaan inta daqiiqo ee socon karto markaan galmo xaaskayga la samaynayo anigoon waxba aan isticmaalin si dabiiciga ah waad mhdsn thn

Recent Posts

Updated: September 21, 2016 — 5:56 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. wcs walal sida dabiiciga ah waa 10 daqiiqo ila 15 daqiiqo rag qaar 40 daqiiqo gaarsiin karaan si dabiici ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme