galmada waqtiga waa immisa hal jeer ka badan ma samayn karo

asc maamulka iyo aqristayaasha walal aniga su’ashayda waa markaan galmo suubiyo waxaa wadaa mudo dheer ku dhawaad 30 daqiiqo anigoon wax daawo ah isticmaalin lkn markaan biyo baxo inta badan ma jecli nafteedo ma rabto Mar kale mararka qaar ma awoodo ku noqosho waxaan jiraa 26sano

Recent Posts

1 Comment

Add a Comment
  1. Haa waa samayn kartaa ee ku dadaal exercise mar walbo iyo nafaqada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme