Codka siilka ka soo baxo xiliga foorarka waa maxay

Aniga markaan caruur dhalay kaddib waxaan isku arkay markaan foorarsado cod sida dhuusada oo kale ayaan maqlaa marka uu ninkayga ii galmoonayo, aad baan u dhibsadaa codkaas markaan maqlo dhib buu igu hayaa ma cudur baa ila taliya mala joojin karaa maxaan sameeyaa

Recent Posts

Updated: April 3, 2016 — 7:40 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. codkaas wuxuu ka imaanayaa aariyada ama neefta gasho marka ninka meesha si xoog ugu garaacayo bahalkiisa, sidoo kale codkaas wuxuu ka imaanayaa naagaha ka daciifay murqaha cambarka, laakin wax cudur ah ma tilmaamayo haka walwalin malaal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme