Biya baxa daaho maxaa keenaya aniga saas baan isku arkayee

Walalal waxan ahay nin 27 jir ah mardhow guursaday . waxaan isku arkay biyaha oo mar mar iga soo daaha ilaa 30 daqiiqo oom mamar qasab isaga keeno. Mida kale waan dhididaa markey biyaha isago daataan. fadlqn ila tali. maxaa keena biyaha oo soo daaha iyo dhididka badan

Recent Posts

Updated: October 24, 2016 — 9:03 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme