Sawir amin arts iyo familkiisa caruurtiisa daawo xusuus

Farshaxanlaha weyn ee soomaali iyo dunidaba ugu haysta amin amir daawo sawir uu la galay ilma uu dhalay sawirka waa kan, runtii waa sawir xusuus ah .

inta badan waxaan aragnaa sawirada uu gacanta ku sawiro maanta waxaan u jeednaa farshaxanlaha wadaniga oo soomaaliya oo dhan ay wada jecel yihiin isaga iyo qoyskiisa

qoyska amin arts

Recent Posts

Updated: August 30, 2016 — 9:41 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme