Dumarka Somaliyed siday ugu dabaaldageen mowliidka arag

Soomaalida badankood waxay udabaal dageen dhalshada nabi Muxamed naxaris iyo nabadgalyo korkiisa ha haatee meel kastoo ay joogaan, sida la ogyahay dood weyn ayaa ka taagan xafladda mowliidka inay banaan tahay iyo in kale, dadka suufiyada waxay leeyihiin waa banaan tahay kuwa salafiyadna waxay leeyihiin ma banaana waa bidco sheekh umal muxaadaro  ayuu ka jeediyay mowliidka  halkaan ka raga si ay dumarka ugu dabaaldageen mowliidka

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme