Cambuulada waxtarka ay leedahay iyo qaybaha ay tahay

Cambuulada waxay ka mid tahay cuntada soomaalida aadka u taqaano, run ahaantii dadka soomaaliyed aad uma oga vitamiinka laga heli karo cambuulada, cambuulada dhowr qayb ayay noqotaa

  1. cambuulo bariis iyo digir
  2. gallay iyo digir
  3. massago iyo digir
  4. ama salbako iyo bariis ama gallay

meelaha qaarkooda waxaa lagu cunaa subag iyo malab sidoo kale bun sharuur, waa cunto caloosha furayso nafqana leh, waxaad ogaataa cunto kasta calooshaada socodsiisa waxay leedahay caafimaad badan, tusaale marka rootiga loo barbar dhigo iyada ayaa ka fiican haddii aan lagu cunaynin rootiga waxyaalha caloosha socodsiiya sida malabka maraqa cadiinta leh iwm.

Recent Posts

Updated: January 21, 2016 — 4:25 PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme