Sirta uu soo wado Wariye Dahir Alasow maxaad ka ogtahay

Wariyaha caanka ah Dahir Alasow ayaa sheegay inuu soo wado barnaamij uu ku caddayn doono madaxweynaha Xasan sheekh Maxamuud iyo xaaskiisa inay dalka si xun xadeen khayraadkiisana ay boobeen, wuxuu sheegay in xaaska madaxweynaha ay gadatay shineemo ekwatoore iyo inay dhisatay iyo meelo kale taas iyo wax ka siibadan ayaa laga heli doonaa barnaamidka uu soo wado Dahir Calsow

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme