Maraykanka oo 27 milyan siinayo qofka shabaab war ka keena

Wasaarada arrimaha dibadda oo sheegtay inay siinayso qofkii ka soo gudbiya warbixin madaxda kooxda al-shabaab ee dalka soomaaliya, sida la ogyahay maraykanka ayaa ka dambeeyay dilkii madaxa alshabaab oo lagu magacaabi jiray Axmed Gudane, kaasoo lagu dilay dalka Soomaaliya markii ay ku weerareen gantaalo loogu talagalay in lagu dilo, waxaa qabtay booskiisa abuu cubayda, maanta oo ay sheegtay wasaaradda arimaha dibadda dalka maraykanka inay siinayso qofkii soo sheega madaxda alshabaab lacag gaaraysa 27 milyan oo doolarka maraykanka ah, sida la ogyahay dalka soomaaliya wuxuu burbursan yahay laga soo bilaabo sanadka 1991 ilaa iyo hadda, taasoo ilaa hadda lala yaaban yahay ulajeedooyinka ka dambeeya arintaas, sida muuqata dalka soomaaliya waxaa lala rabaa in la keeno madax soomaali ah oo kirishtaan ah, si ay u xukumaan dad muslimiin ah, sida itoobiya iyo Eritrea ay tahay oo kale, taasna mar hore ayaa la qorsheeyay, soomaalida dibadda joogto ayaa la rabaa in loo dhiibo xukunka dalka iyagoo hoose gaalo ka ah, kaddib marka ay awood bixiyaan inay muujistaan.

Recent Posts

Updated: November 12, 2015 — 5:53 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme