Dameerkii xamar burburiyay iyo daayeerada muuryaanta

Xamar waxaa ku kulmay dameero oo dad ah kuwaas waa kuwa mooday maamulka inuu yahay tuuganimo iyo in lagu taajiro xoolaha iyo hantida dadka, runtii dalka soomaaliya khayrka yaalla haddii loo helo qof ku habboon maamulka qof kasta soomaali ah wuxuu heli lahaa hanti ku filan, immisa shirkad laga samayn karaa soomaali, immisa mashruuc laga furi karaa dalka immisa warshad laga taagi karaa dalka waxaas oo dhan waxay rabaan dad maamula qof kasta soomaali ah wuxuu heli lahaa jago sare ah laakin waxaa la mooday qiimaha inuu qofka toos u helo madaxweyne, dhista dalka waxay ka soo bilaabataa hoose.
marka doqomada xamar ku nool ayaa maanta dadkii ku cayaaray dulliyaal ah.

Recent Posts

Updated: November 6, 2016 — 7:31 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme